Dowladda Soomaaliya oo ka tacsiyadeesay dad badan ku dhintay Kaniisad

Kaniisad kutaalla magaalada Giza ee dalka Masar ayaa shalay waxaa qabsaday dab xoogan oo sababay geerida dad badan oo ku sugnaa gudaha kaniisada iyo dhaawaca dad kale badan. Dabka ka kacay kaniisada waxaa ku naf waayay dad ka badan 40-qof halka tiro kalana ay ku dhaawacmeen, waxaana dadka ku dhintay kaniisada ku jiray carruur badan … Continue reading Dowladda Soomaaliya oo ka tacsiyadeesay dad badan ku dhintay Kaniisad